Hal maalin iyo Hal buug.

Hal maalin iyo Hal buug. we help our people to get admissions,scholarships,health visas …. Buugaag iyo sheekooyin

Scholarship Italy Masters free ah qof walbaa waa xaraysan karaa. Looma baahna Wax shuruud ah marka laga reebo bachelor d...
08/04/2024

Scholarship Italy

Masters free ah qof walbaa waa xaraysan karaa.
Looma baahna Wax shuruud ah marka laga reebo bachelor degree inaad haysato.

Ugu danbayn waxaa la xarayn karaa 10ka bishan April.

Applications are invited for the University of Calabria Scholarship 2024-25 in Italy. International students (outside Europe) can apply for Masters Degree program at the University of Calabria (UNICAL). 120 scholarships will be awarded to foreign students by the University of Calabria. Its an ope....

Shan talo oo muhiim ah 1- isbar inaa seexato 10:00pm habeenkii 🌗2-xariirka beenta ah ka fogoow .💔3-tasbiixda joogteey oo...
18/05/2022

Shan talo oo muhiim ah

1- isbar inaa seexato 10:00pm habeenkii 🌗

2-xariirka beenta ah ka fogoow .💔

3-tasbiixda joogteey oo nolol maalmeed kaada ku dar sida
( سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم )

4-subax walbo salaada subax kadib adkaartaan aqriso 7 jeer 🤲
[حَسْبِيَ اللَّهُ لا إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ]

5- qofka wax kuu faa'ideysa u mahad celi weligaa .

Soo koobida BuugaTHEALCHEMIST
11/05/2022

Soo koobida Buuga

THE
ALCHEMIST

10/05/2022

Kusoo dhowoow hoyga Aqriska buugaagta.

Read of the day.
09/05/2022

Read of the day.

Address

Raiwind
Lahore
40050

Telephone

+923144355770

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal maalin iyo Hal buug. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hal maalin iyo Hal buug.:

Share