Ahmed Deeq Jidaal

Ahmed Deeq Jidaal Ahmed Abdiaziz Jidaal is a Somali diplomat focused on youth development, education, sports, and skill enhancement. Founder of Somali Charity & Ubad Academy.

My name is Ahmed Abdiaziz Jidaal, and I am a Somali diplomat committed to the development of Somali youth. For the past five years, I have been actively involved in the fields of education, sports, and youth empowerment, both domestically and internationally. I am the founder of Somali Charity and Ubad Academy, organizations dedicated to supporting Somali communities and nurturing young talent in

sports. Additionally, I continuously work on advocating for the rights and development of Somali youth, having collaborated with numerous local and international organizations to enhance educational and skill development opportunities. I am proud to witness the progress of Somali youth, and I will continue to offer my support. Contact Information:

TikTok:
Instagram:
Twitter:

Phone Numbers:
+44 7466 355817 (UK)
+254 7485 03908 (Kenya)
+252 6137 30331 (Somalia)
+252 6345 97420 (Somalia)

๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜ฝ๐™ค๐™œ๐™–๐™–๐™™๐™ž๐™ฃ ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™Ž๐™–๐™ฃ๐™ฃ๐™–๐™™๐™œ๐™ช๐™ช๐™ง๐™–๐™™๐™– ๐™Ž๐™Ž๐˜พ-๐™†๐™๐™–๐™–๐™ฉ๐™ช๐™ข๐™คWaxaan hambalyo u dirayaa shacabka SSC-Khaatumo munaasabadda 13...
11/01/2025

๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜ฝ๐™ค๐™œ๐™–๐™–๐™™๐™ž๐™ฃ ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™Ž๐™–๐™ฃ๐™ฃ๐™–๐™™๐™œ๐™ช๐™ช๐™ง๐™–๐™™๐™– ๐™Ž๐™Ž๐˜พ-๐™†๐™๐™–๐™–๐™ฉ๐™ช๐™ข๐™ค

Waxaan hambalyo u dirayaa shacabka SSC-Khaatumo munaasabadda 13-aad ee aas-aaska Maamulka SSC-Khaatumo, oo si rasmi ah looga dhawaaqay magaalada Taleex sannadkii 2012. Munaasabaddani waa xus muhiim ah oo dib loogu milicsanayo dadaalka lagu dhisay hoggaan u taagan nabadda, horumarka, iyo wadajirka bulshada.

Waxaan si gaar ah u bogaadinayaa ciidammada qalabka sida ee Maamulka SSC-Khaatumo, kuwaas oo naf iyo maalba u huray difaaca iyo sugidda ammaanka deegaankooda. Sidoo kale, waxaan u mahadnaqayaa dhammaan shacabka sida hagar laโ€™aanta ah uga qeyb qaadanaya dhismaha maamul tayo leh oo metela danaha deegaanka.

Waxaan rajaynayaa in sannadkan uu noqdo mid horseeda guul cusub, wadajir adag, iyo horumar waara. Ilaahayna waxaan ka baryayaa in uu ka dhigo midnimo iyo barwaaqo u sii korodha bulshada SSC-Khaatumo.

๐˜ผ๐™๐™ข๐™š๐™™ ๐˜ฟ๐™š๐™š๐™ฆ ๐™…๐™ž๐™™๐™–๐™–๐™ก

๐™ˆ๐™–๐™๐™–๐™™๐™จ๐™–๐™ฃ๐™ž๐™™๐™ž๐™ž๐™ฃ.

Adres

Kerkstraat 8
Utrecht
3511CA

Website

http://jidaal.so/, http://jidaaltalka.so/

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Ahmed Deeq Jidaal nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen