Ugaaska Ina Ugaas

Ugaaska Ina Ugaas Hantida Aad Leydahey Iyo Wixi Aad So Habato Hadi Lo Siyo Hibo Abalkod Lama Gude Hooyadu Waa Lamahuran

Libaax Nimaan Aqoonin Baa Lax Ka Rito. πŸ’ͺπŸ½πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ™
11/06/2026

Libaax Nimaan Aqoonin Baa Lax Ka Rito. πŸ’ͺπŸ½πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ™

πŸ† Referee announced for 2026 !
Β 
We’re pleased to share that Somali referee Omar Artan will officiate the highly anticipated match between PSG and Aston Villa in Salzburg.

09/06/2026

Sida Siyaasiyiinta Loo Shaxaado. πŸ˜‚

Laba Sheeko Uu Ka Gadey. πŸ˜‚πŸ˜‚

Hugaamiyaha Cusub Ee Koofur Galbeed. βœ… Mudane Shariif Hassan Sheikh Aaden. Guusha Waa Dhawdahey Aadan Madoowe Iyo Groupk...
09/06/2026

Hugaamiyaha Cusub Ee Koofur Galbeed. βœ…

Mudane Shariif Hassan Sheikh Aaden.

Guusha Waa Dhawdahey Aadan Madoowe Iyo Groupkiisa Wax Ee Hayaan Malahn Waa La Kala Shakiyey.

Tababarkii maantey.
23/05/2026

Tababarkii maantey.

16/05/2026

Waa Mar Ay Saambuuskii Xtaa Fuusto Uriixeen. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

16/05/2026

Dhalinyarada Maxee Ka Faaidayaan In HSM Laga Tuuro Kursiga. ?

Waa Maxay Danta Iyo Faaidada Inoogu Jirto. ?

15/05/2026

Yaa wax ka badali karo ?
Shidanaaba Shidan warkuba waa intaas.

15/05/2026

Daraad Doorashdii Ayuu Duraayey. Shalayna JSP Uu U Ololeynaayey Doorashadii Tooska Eheyd Ee KG.
Caawana Wuxuu Kasoo Muuqdaa Safka Mucaaradka.

Odayga Asagaaba Laptop πŸ’» Cml Ushaqeynaayo. πŸ˜‚

Dalku Wuxuu Ku Jiraan Doorasho Qof Iyo Cod Eh Wixii Buuq Eh Waa Xagiina Banaanka Is Keena Oo Shacabkiina Codka Weydiista...
15/05/2026

Dalku Wuxuu Ku Jiraan Doorasho Qof Iyo Cod Eh Wixii Buuq Eh Waa Xagiina Banaanka Is Keena Oo Shacabkiina Codka Weydiista Taladu Halkaas Ayee Taalaa Wixii Kasoo Haro Waa Maaweelo.

Address

Kisumu

Telephone

+252613324226

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugaaska Ina Ugaas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ugaaska Ina Ugaas:

Share