Waddani France

Waddani France Fadlan Pagekan Kusoo Biir Follow Dheh Kana Mid Noqo Asxaabta Rajada Shacabka Waddani France 🧡

04/02/2026
28/01/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa caddeeyey in Ictiraafku uu yahay Qaddiyad ummadeed, doonis Shacab iyo himilo Qaran oo ku salaysan xaqa aaya-ka-tashiga ummadda Jamhuuriyadda Somaliland, sidaana waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta.

16/01/2026
13/01/2026
13/01/2026


Jamhuuriyada Dib loo aqoonsaday ee Somaliland ayaa beenisay sheegashada Sharci darada ah ee dawlada Taagta daran ee Somalia
Heshiisyada u dhexeeya Dowlada imaaraadka Iyo JSL ayay sheegtay inay yihiin kuwo Sharci ah
Somalia h**e 2014 waxay u sheegtay inaan UAE heshiis dekedaha ah la geli karin Somaliland
2018 kiina waxay sheegtay inay heshiiskaa laashay

Marna Amarka Somalia K**a dhaqan gelin kamana dhaqan geli karo Gudaha Qaranka Somaliland.

Adresse

Cholet

Téléphone

+33767859693

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Waddani France publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager