Dawlada Hoose ee Gaashaamo

Dawlada Hoose ee Gaashaamo Waa boga rasmiga ah ee Dawlada Hoose ee Magaalada Gaashaamo

14/05/2025

Dawlada Hoose ee Magaalada Gaashaamo.27 march khamiis.Waxaa saaka si wadajir ah uga fuliney magaalada gudaheeda olole na...
27/03/2025

Dawlada Hoose ee Magaalada Gaashaamo.
27 march khamiis.

Waxaa saaka si wadajir ah uga fuliney magaalada gudaheeda olole nadaafadeed si nabad ah ayey kusoo dhamaatey ilaa inta munaasibada ciida kahor waa lasii wadi doona insha allaah.

Waxay nololi ka hirgashaa deegaan nadiif ah.

Codsi   Olole NadaafadeedWaxaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee magaalada Gaashaamo ka codsaneynaa in beri subax olole...
26/03/2025

Codsi Olole Nadaafadeed

Waxaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee magaalada Gaashaamo ka codsaneynaa in beri subax olole nadaafadeed laqaban doono markaa in si wada jir ah loo sameeyo ayaan dooneynaa. Sidaa darteed xafiiska dawlada hoose ee magaalada gaashaamo idinka codsanayaa inaad kala qayb qaadataan, waliba sigaara waxaan uga codsaneynaa dhalinyarada magaalada inay nagala soo qayb galaan.

Waxay nololi kajirtaa deegaan nadiif ah.

Gashamo power electric solar light.
17/03/2025

Gashamo power electric solar light.

Gashamo power electric solar.
17/03/2025

Gashamo power electric solar.

Meelaha Qashinka Lagu qubi doono ee Magaalada Gaashaamo.
23/02/2025

Meelaha Qashinka Lagu qubi doono ee Magaalada Gaashaamo.

Gaashaamo maalintii 2aadWaxaa si wadaiir ah loo sameeyey nadiifinta xaafadaha magaalada qaybo kamid ah goobo qashin yaal...
29/01/2025

Gaashaamo maalintii 2aad

Waxaa si wadaiir ah loo sameeyey nadiifinta xaafadaha magaalada qaybo kamid ah goobo qashin yaaley. Waxaa fuliyey ololaha nadiifinta xaafada bulshada xaafada maamulka xaafadaha 2aad, 3aad, xafiiska beeraha waaxda PSNP da iyo xafiiska dawlada hoose magaalada. Dhamaan ka qayb qaata yaasha wey mahadsan yihiin.

Wadajir waara iyo horumar.

GaashaamoWaxaa saaka sadex saacdood si wada jir ah loo fuliyey olole nadaafadeed oo qaybo kamid ah magaalada gaashaamo o...
28/01/2025

Gaashaamo

Waxaa saaka sadex saacdood si wada jir ah loo fuliyey olole nadaafadeed oo qaybo kamid ah magaalada gaashaamo oo ah xaafada 3aad iyo xaafada 2aad ( Qabale 3 iyo Qabale 2 ) waxaana wadajir u sameeyey bulshada xaafada, xafiiska dawlada hoose, bulshada xoogsatada PSNP da iyo maamulka xaafadahaas qashinka laga nadiifinaayey. Berina waxaa laga fulin doona xaafadaha kale hadhey hadii alle idmo.

Bulsho caafimaad qabta waxaa la helayaa marka deegaan nadiif ah la helo.

Wadajir waara iyo Horumar

XAFIISKA DAWLADA HOOSE MAGAALADA GAASHAAMO.

Address

Misrak Gashamo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawlada Hoose ee Gaashaamo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share