Muxibo jacayl

Muxibo jacayl Public service

15/10/2025
15/10/2025

Doqon ka nasiib lihi
Markey ku dooxdee

04/06/2025

Tan oo kale ma la kulan tay weli.😂😂

30/01/2022

Ciidanka GORGOR

10/05/2021

Dookhu waa Cajiib Noqo siddan wiilka ugu h**eeya oo kale haddii kale waa la iska kaa ka xeysan@🤩🤩🤩

xigmaddo cajiib ah ila dheeho wllku soo dhowoow Qarniga 21-aad:1 Xilli guurka xalaash ahi qaali yahay, zinaduna  bilaash...
03/01/2021

xigmaddo cajiib ah ila dheeho wll

ku soo dhowoow Qarniga 21-aad:

1 Xilli guurka xalaash ahi qaali yahay, zinaduna bilaash tahay.

2 Xilli adeega piiza'du ay ka h**e timaado adeegga ambulance'ta

3 Xilli lumista tallefonku uu ka xanuun badan yahay lumista karaamada.

4 Xilli qofnimadda lagu qiimeeyo labiska.

5 waqati daacadnimadu ay noqotay dhaqanka baadiyaha.

6 Waqti ay lacagtu tahay astaanta xornimadda, cadaalada iyo sinaanta.

7 Ku soo dhowoow Casrigan madow 🖤!

8 wakhti ay beentuna tahay naxariis, khiyaanaduna tahay caqli, Faqriguna yahay Ceeb, qaawanaantuna tahay xadaarad.

9 Ku soo dhowoow wakhti illahay la aamin yahay balse aysan cabsi jirin.

10 Ku soo dhowow waqti aad ku raaxaysanayso inaad dirto heeso iyo muuqaalo qaawan, balse aad ciriir ku darento inaad aayad qur'aan ah share garaysid.

11 ku soo dhowow Maalmihii uugu danbayay Dunidaan....

Xigasho:- Hudayfi Abdirahman

Labo kala saddaroonbaa, Subax  noolba joogee, Samiir yeelo weligaa....
06/10/2020

Labo kala saddaroonbaa, Subax noolba joogee, Samiir yeelo weligaa....

Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeya ee noqo qof caqliga wax ku qiimeeya, sababtoo ah Indhuhu waxeey ku siinayaan jawaab...
03/06/2020

Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeya ee noqo qof caqliga wax ku qiimeeya, sababtoo ah Indhuhu waxeey ku siinayaan jawaab ku kooban wax aad adigu arakeyso, halka caqligu uu ku siin karo su'aalo iyo jawaabo macquul ah oo ay indhuhu arki kareynin".
Indhuhu kalayi wax ay arki karaan muuqaalka sare ee qofka sida:- dharka uu xidhan yahay , socodkiisa, qaabkiisa, midabkiisa iwm. balse caqligu wax uu ku siinayaa jawaabaha halka saxdda ah ee ay tahay inaaad qofka ka qiimeyso.
Ilahay SWT marnaba kuma qiimeyn doona bini aadamka suuradahooda iyo jidhkooda, balse Alle wuxuu eegayaa wax quluubtooda ku jiro.
H**e iyo danbeba waxaa meeshaa ku cad in Bini aadamka lagu qiimeyn karin muuqaalkooda sare. Balse Akhlaaqda, ixtiraamka , dulqaadka , samirka , degenaanta, wanaag sameenta, cafiska ,caawinta haddalka qumman IWM .
Waa miiqaamka saxdda ah ee Bini aadamka lagu kala saaari karno ama waa Halbeeg saxda ah ee aan kula shaadheyn karno dabeecadda wanaaga qofka bini aadamka ah.
Ugu danbeyntii waa in aan ku dadaalno in kabadan inta aan ku dadaaleyno muuqaalkeena sare, halka bini aadamka laga qiimeynayo.
Fadlan wll adigoo mahadsan la wadaag wllaha kale si ay uu akhristaan qorraalkan.
XIGASHO Hubaal

Source:- LoNe
14/02/2020

Source:- LoNe

Don't force anyone to talk with leave them alone !!
26/01/2020

Don't force anyone to talk with leave them alone !!

Address

Hareer Kella
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muxibo jacayl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category