Xafiska maamulka dagamda Goro bakaksa

Xafiska maamulka  dagamda Goro bakaksa Pageka rasmiga ee xafiska maamulka Goro bakaksa

Waxaa si rasmi ah u uga furmay Dagmada Goro baqaqsa  tababarka wareega sadexaad ee sanad-miisaaniyadeedka 2018 T.I ee ho...
06/12/2025

Waxaa si rasmi ah u uga furmay Dagmada Goro baqaqsa tababarka wareega sadexaad ee sanad-miisaaniyadeedka 2018 T.I ee hoggaminta iyo xubnaha Xisbiga Barwaaqo ee Dagamada Goro baqaqsa

Tababarkan oo socon doona mudo 3 maalmood ah ayaa halku-dhiggiisu yahay “Aragtida Dowlada Wadajirka waa Horumarinta Waaxyaha Kala Duwan ee Dalka.”

Inta uu tababarku socdo waxaa lagu baran doonaa mowduucyo la xiriira aragtida dowlada ee ku dhisan fikirka wadajirka ah, ee horumarinta waxsoosaarka beeraha iyo miyiga, warshadaha, horumarinta magaalooyinka iyo magaaleynta, iyo dalxiiska.

Tababarkani waxa uu qayb ka yahay dadaallada lagu dhisayo aqoonta, xirfadaha, iyo kartida hoggamineed ee hoggaminta Xisbiga Barwaaqo.

12/11/2025
20/10/2025
09/10/2025

Cadaalad Tv

07/09/2025

Gudoomiye Daakir iyo Gudoomiye Abdulahi wey ismacsalaameyn

Gobolka an ka Go'nay ee liiban waa gobol ku suntana cadaaalad iyo sinaanba insha allah weynu wada shaqeyn doona

23/08/2025

👏

Cadaalad Tv
20/06/2025

Cadaalad Tv

 , oo si joogto ah u bixisa adeega takhasuska qaliinka iyo daaweynta haweenka, ayaa maanta si guul leh u fulisay qaliin ...
20/06/2025

, oo si joogto ah u bixisa adeega takhasuska qaliinka iyo daaweynta haweenka, ayaa maanta si guul leh u fulisay qaliin dhalmo ee looyaqaano (C/S) kadib markii ay suurta-gal noqon weyday in ilmaha uu ku dhasho si dabiici ah.

Qaliinka ayaa lagu sameeyey hooyo u baahatay caawinaad degdeg ah, waxaana qaliiinka lagu guuleystay loogu dhaliyay ilma caafimaad qaba.
Xaaladda caafimaad ee hooyada iyo ilmaha labaduba aad ayay u wanaagsan tahay.

Xarunta Caafimaadka ee Goorobaqaqsa waxay si joogto ah u sii waddaa bixinta adeega takhasuska ah ee qaliinka iyo daaweynta haweenka.
Waxaan bulshada ugu baaqeynaa inay ka faa’iideystaan adeegyada tayada leh ee xaruntan laga helo, si loo xaqiijiyo badqabka hooyada iyo ilmaha.

Cabdiwasac Adan Fantastic

Address

Jigjiga Somali State
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiska maamulka dagamda Goro bakaksa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share