05/06/2026
Bookh .
Kulankan oo ahaa kulan wacyigalineed ayaa laga sameeyay magaalooyinka shaandheeye,jaramal iyo adhimaal kulankan ayuuna hogaaminayay Komoshinka gobolka doolo Abdilahi Ibrahim mohamud
Hogaanka nabadgalyada degmada jamac ismacil dhowre
Komoshinka policka degmada bokh abdi dahir
Madaxa Malayshiyada maxamed adan wayd iyo maayorka Maamul magaalaha marqaan
Masuuliyiinta Ayaa kulamo la Qaatay
Bulshada Soo Guurtada ah kuwaasoo Kasoo Guuray Gobolada Dhexee Somaaliya .
Kumanaan Reer Guuraaya oo kusugan Magaalooyinkan ayay masuuliyiintu kula Dardaarmeen ilaalinta amniga
Dhanka Kale Bulshada Ayaa Loo sheegay Inay soo dhaweeyaan dadka Soo guurtada ah Baraagahana Loo furo.
Xafiiska maamulka degmada bookh