Pure footballer

Pure footballer Hoyga ciyaaraha iyo isdhexgalka

16/02/2026

FA Cup fifth-round draw in full✅Fulham vs Southampton✅Port Vale or Bristol City vs Sunderland✅Newcastle United vs Manche...
16/02/2026

FA Cup fifth-round draw in full

✅Fulham vs Southampton

✅Port Vale or Bristol City vs Sunderland

✅Newcastle United vs Manchester City

✅Leeds United vs Norwich City

✅Mansfield Town vs Arsenal

✅Wolverhampton Wanderers vs Liverpool

✅Wrexham vs Chelsea

✅West Ham United vs Macclesfield or Brentford

05/02/2026
Arsenal maka dhex qaadi doonta sanadkan?
05/02/2026

Arsenal maka dhex qaadi doonta sanadkan?

Barcelona caawa waa laga adeegtay cunugii yaraa ee Yamal ahaana zero ayuu ahaa pedri oo ay cagta ufadhidayna Red card ay...
26/10/2025

Barcelona caawa waa laga adeegtay cunugii yaraa ee Yamal ahaana zero ayuu ahaa pedri oo ay cagta ufadhidayna Red card ayuu qaatay
Barcelona Waxaa lagu jajabsaday garoonkii sawaxanka badnaa ee Santiago Bernabeu

Big Game Elclasico maanta oo axad ahWakhtiga geeska africa 12:15 maqribnimoGaroonka Santiago BernabèuXusuusin sadexdii (...
26/10/2025

Big Game Elclasico maanta oo axad ah
Wakhtiga geeska africa 12:15 maqribnimo
Garoonka Santiago Bernabèu

Xusuusin sadexdii (3) sano ee lasoo dhaafay waxaa laciyaaray lix(6) kulan oo Elclasico ah Barcelona waxay guulaysatay 3 jeer
Real madrid iyadana waxay guulaysatay 3jeer

Hadaba muhiimadu waxay tahay yey guusha raaci doontaa maanta?

Page follow saar like iyo comment haka reebin

Waa markii 4aad oo xiriir ah Liverpool guuldaraysato horyaalka Epl Sanadkii h**e dhamaan ciyaaraha ay ciyaartay waxaa la...
26/10/2025

Waa markii 4aad oo xiriir ah Liverpool guuldaraysato horyaalka Epl
Sanadkii h**e dhamaan ciyaaraha ay ciyaartay waxaa laga badiyay 4kulan oo kaliya sanadkan isagoo bilow ah oo 9 kulan kaliya la ciyaaray ayay 4 kulan lumisay
Maxaad isleedahay kooxdan way ka khaldanyihiin?

Brentford 2 vs Liverpool 1 HT
25/10/2025

Brentford 2 vs Liverpool 1 HT

Manchester United ayaa guul raaxo leh kugaartay garoonkeeda Old Trafford kulankii 3aad oo xiriir ah Ciyaar kudhamaatay m...
25/10/2025

Manchester United ayaa guul raaxo leh kugaartay garoonkeeda Old Trafford kulankii 3aad oo xiriir ah
Ciyaar kudhamaatay man United 4:Brighton H Albion 2
Goolasha :man united
Bryan Mbeumo 2 gool ⚽️
Casemiro 1 ⚽️
M Cunha 1 ⚽️
Goolasha :Brighton H Albion
Denny welback 1 ⚽️
Kostuolus 1 ⚽️

Ruben Amorim ayaa u dhaqaaqay inuu soo afjaro wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan mustaqbalka Kobbie Mainoo iyo Jos...
25/10/2025

Ruben Amorim ayaa u dhaqaaqay inuu soo afjaro wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan mustaqbalka Kobbie Mainoo iyo Joshua Zirkzee iyadoo labada ciyaaryahan ay ka caroodeen waqtigooda xaddidan ee ciyaaraha.

Amorim waxa uu tilmaamay in labada ciyaaryahan aan loo ogolaan doonin inay ka tagaan Manchester United bisha Janaayo inkastoo walaac laga qabo inay seegaan Koobka Adduunka xagaaga soo aadan. Mainoo iyo Zirkzee ayaa lala xiriirinayay inay amaah ugu dhaqaaqeen Napoli iyo Roma xagaagan markii ay xanaaqooda sii kordhayaan,

laakiin Amorim ayaa yiri: “Waan fahamsanahay taas laakiin waa ciyaartoydeena, waxaana u baahanahay qof walba inuu helo xilli ciyaareed wanaagsan. “

Sidoo kale waan ogahay in kooxdeena wax walba ay yihiin buuq badan. Ciyaartoyda ma ciyaarayaan. Waxay rabaan inay ciyaaraan, waxaana jira Koobka Adduunka. Waxaa jira wakiilo dhegeysta ciyaartoyda, iyagoo hadlaya mar walba.'

Ma ogtahay kooxda Liverpool 3da guul darro ee kudhacday inay yimaadeen wakhtiyo isku dhaw Ciyaartii ay u baxaysay crysta...
20/10/2025

Ma ogtahay kooxda Liverpool 3da guul darro ee kudhacday inay yimaadeen wakhtiyo isku dhaw
Ciyaartii ay u baxaysay crystal palace qaybta h**e ee ciyaarta ayaa hogaan loo qabtay kadib Liverpool ayay gool barbaro ah latimaaday daqiidahii udanbeeyay ayay crystal palace gool guusha keensatay
Dhamaan kulamadii ku xigay sida Chalsea iyo Man United Isla sidaas ayaa kudhacday kooxdan wax wayn ayaa ka khaldan
Crystal palace 2:1 Liverpool
Chalsea 2:1 Liverpool
Manchester United 2:1 Liverpool

10 sano kadib garoonka anfield ayaa lagu garaacay kooxda Liverpool Dhinaca kale kooxda Manchester United waa kulankii 2a...
19/10/2025

10 sano kadib garoonka anfield ayaa lagu garaacay kooxda Liverpool
Dhinaca kale kooxda Manchester United waa kulankii 2aad oo xidhiidh ah oo ay guulaysatay horyaalka premier league

Address

Sayid Mahammed Abdille Hassan
Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pure footballer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share