08/08/2026
Xaflad abaal marin ah iyo sogootin ah loo sameeyay ardaydii fasalada 1aad ilaa 7 ee dugsiga hoose dhexe cali bucul magalada shed-dheer oo loo soo xidhay sanad dugsiyedkii dhamaday ee 2018 Ti ayaa saaka ka qabsoonta hoolka shirarka suldaan cumar cali
Waxaa kale oo abaalmarin la gudon siiyey barayaashi dadaalka dheriga ah samayn jiray islamarkana sabtida iyo axada bixin jiray waxbarashadii kabista ardeydii fasalada 6aad iyo 8aadka ee sanad dugsiyedkii dhamaday
Dhaman ardeyda iyo barayasha waan umahad celinaynaa maadaama ay si laahansho leh usoo muujiyeen sanad dugsiyeedka dhamaaday
Waxaan umahadcelinayaa in badan oo aan leeyahay waad gudateen doorkiina
dhaliyarada oo qaybka ahaa hawlo samafal iyo dhiirigalin ah oo ay dadkooda ay ufidiyeen kuwaas oo maantana xafladan quruxda badan Qayb ka ahaa qabsoonkeeda