Ciidanka Macawisleyda Goddheere Iyo Celbarde

Ciidanka Macawisleyda Goddheere Iyo Celbarde Halkani waa Pag-ka Rasmiga ah ee Ciidanka Macawisleyda Degmooyinka Goddheere Iyo Celbarde ee Deegaanka Soomaalida.

Afar-sano oo lagu guulaystay hawlgalo kala duwan oo cadawgeena lagula dagaalamayay 100% waa la gaaray.Afar sano oo la dh...
13/08/2026

Afar-sano oo lagu guulaystay hawlgalo kala duwan oo cadawgeena lagula dagaalamayay 100% waa la gaaray.

Afar sano oo la dhisay ciidan tayo tiro iyo saanad-ba Awooddooda kor loo qaaaday laguna guulaystay Sidoo kale Aminga xuduudaha waa la adkeeyay 100% Aqoonta ciidanka oo kor loo qaaday

Waxaa sidoo kale ciidanka Laga dhisay goobaha ay dagan yihiin sida Xeryaha Goobaha lagu shaqeeeyo Ee adeega lagu hayo Sida Xafiisyada jeelasha maxaabiista lagu xanaaneeyo.

Waxuu dhisay Komishineerku Ciidanka Macawisleyda Goddheere Celbarde Aato iyo Yeed oo ah ciidan mushaar leh oo xaduudka amnigiisa sugaya kuwaas oo lagu qalabeeyay saanad ciidan oo culus.

Sidoo kale waxaa xooga la saaray inaa ciidanka Akhlaaq ahaan iyo dhaqan ahaanba kor loo qaado waana lagu guulaystay. 💯.

Waxaa sanadkii 4aad u buuxsantay Gen Abdi Ali Siyad oo ah hogaaanka ciidanka DDS waxuuna allah ku guuleeyay hirgalintooda qodobadaas oo dhan.

Waxaan kuu rajayn Guuulo kaloo badan iyo amniga deegaaanka ood sii adkayso insha allah.

Dookhaadu waa noocee ?
22/03/2026

Dookhaadu waa noocee ?

Baqtiga Argagixisada iyo Dagaal Culus oo Saakay Lagu Cagmariyey Deegaanka Jabad GodaneSaakay waaberigii, geesiyaasha Cii...
18/01/2026

Baqtiga Argagixisada iyo Dagaal Culus oo Saakay Lagu Cagmariyey Deegaanka Jabad Godane

Saakay waaberigii, geesiyaasha Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal culus ku cagmaray deegaanka Jabad Godane, kaddib markii argagixisadu isku dayeen weerar ay kusoo qaadaan aaggaas.

Isku daygaas fashilmay ayaa sababay in iska caabin adag lagula hortago bananka h**e ee Jabad Godane, taas oo ay si geesinimo leh u wajahayeen Kumaandooska Danab.

Dagaal culus oo socday saacado ayaa ka dhashay weerarkaasi, waxaana halkaas lagu gaarsiiyey baqti iyo jab culus maleeshiyaadkii argagixisada ahaa.

Geesiyaasha Kumaandooska Danab ayaa muujiyey adkaysi, feejignaan iyo xirfad militari oo sare, iyagoo burburiyey qorshihii cadowga kana dhigay in deegaanka si buuxda gacanta loogu dhigo.

Howlgalkan ayaa caddeyn u ah doorka laf-dhabarta ah ee Ciidanka Kumaandooska Danab ay ka qaataan ciribtirka argagixisada iyo sugidda amniga iyo xasilloonida dalka.

Madaxweynaha DDS Mudane: Mustafa Muxumed Cumar, waa Madaxweynaha kaliya ee aan wali qabiil iyo qabyaalad midn toona aan ...
15/01/2026

Madaxweynaha DDS Mudane: Mustafa Muxumed Cumar, waa Madaxweynaha kaliya ee aan wali qabiil iyo qabyaalad midn toona aan lagu sheegin inta uu xafiiska joogay.

Waa masuul mar kasta ka shaqeeya danaha bulshada iyo siyaasadda dalkan Itoobiya waana siyaasi khabiir ka ah talada sare ee dalkan Itoobiya mudada 7 sano ah.

21/12/2025

Waxaa Degmooyinka xaduudka DDS & Somalia ee Goddheere iyo Celbarde si nabad ah ku soo gaaray wafti culus oo ka soo kicitimay wadanka kenya kuwaas oo ahaa Qurbo joog sanado badan ku maqnaa dalka dibadiisa oo todobaadkii h**e soo gaaray dalka.

Waxaana Magaalada Goddheere ku soo dhaweeyay Madaxda shacabka qaybahooda kala duwan iyo Ciidanka Deegaanka Soomaalida qaybahooda kala duwan.

Waxayna caawa ku soo dheelmadeen Magaalada Celbarde oo ay maalmahan kulamo muhiim ah kula qaadan doonaan shacbka kala duwan iyo Hay'addaha Amnigga Deeganka iyo kuwa Somalia.

Ciidanka Macawisleyda Goddheere Iyo Celbarde

Waxaa Degmooyinka xaduudka DDS & Somalia ee Goddheere iyo Celbarde si nabad ah ku soo gaaray wafti culus oo ka soo kicit...
21/12/2025

Waxaa Degmooyinka xaduudka DDS & Somalia ee Goddheere iyo Celbarde si nabad ah ku soo gaaray wafti culus oo ka soo kicitimay wadanka kenya kuwaas oo ahaa Qurbo joog sanado badan ku maqnaa dalka dibadiisa oo todobaadkii h**e soo gaaray dalka.

Waxaana Magaalada Goddheere ku soo dhaweeyay Madaxda shacabka qaybahooda kala duwan iyo Ciidanka Deegaanka Soomaalida qaybahooda kala duwan.

Waxayna caawa ku soo dheelmadeen Magaalada Celbarde oo ay maalmahan kulamo muhiim ah kula qaadan doonaan shacbka kala duwan iyo Hay'addaha Amnigga Deeganka iyo kuwa Somalia.

Ciidanka Macawisleyda Goddheere Iyo Celbarde

Waxaa hawlgalo xaqiijinta amniga ah ka wado Xaduudka DDS Ciidanka Macawisleyda Degmooyinka Goddheere Iyo Celbarde oo uu ...
04/12/2025

Waxaa hawlgalo xaqiijinta amniga ah ka wado Xaduudka DDS Ciidanka Macawisleyda Degmooyinka Goddheere Iyo Celbarde oo uu Fadhigoodu yahay Goddheere Iyo Celbarde kuwaas oo loo carbiyay sidii ay cashar ugu dhigi lahayeen Ururka Naf-la caariga ah ee iyagoo 3dii bilood ee la soo dhaafay hawlo shaqo oo xaqiijinta amniga ah ka wado Xaduudka dheer ee uu Dalku la wadaago dalka aan dariska nahay ee Somalia.

Ciidankan Macawisleyda ah ayaa ah Ciidan Deegaan oo leh tababar ku filan haystana saadkoodii iyo hubkoodii oo dhamaystiran kuwaas oo leh Maamul iyo saraakiil sarsare oo ay ka amar qaataan Guud ahaan hawlaha xaqiijinta amniga Xaduudka DDS, Waxayna Ciidanku mar kasta diyaar u yihiin cid kasta oo DDS la soo damacda dhagar in ay ka qaadi doonaan talaabada ku haboon.

Ciidanka Macawisleyda Goddheere Iyo Celbarde

04/12/2025

Ciidanka Macawisleyda Qaybta 1aad ee fariisintoodu tahay Deg. Goddheere waxay si dhow ula socdaan dhaq dhaqaaqa ay wadaan maleeshiyo beeleed ka soo hanjabaya dalka aan dariska nahay ee Somalia.

Waxayna ciidanku cid kasta oo ku soo xad-gudubta Xaduudka DDS ka qaadi doonaan talaabo waafaqsan dastuurka dalkan Itoobiya.

Ciidanka Macawisleyda Goddheere Iyo Celbarde

04/12/2025

♤. Degamayahay bulshadu baahi bay kuu qabtoo.

♡. Bun-madoobe iyo Ba'bacaan kuu duubnaye.

♤. Middi lagu bullaalee Barwaaqoowda noqo.

Address

God Dere
God Dere

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka Macawisleyda Goddheere Iyo Celbarde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category