Aseliso Cluster Prosperity Inspection Ethics Commission

Aseliso Cluster Prosperity Inspection Ethics Commission ጠንከር ኢንስፔክሽን ለ ጠንከር ፓርት!

24/02/2026

🌾 BADHAADHINA 🌾

Tokkummaa • Guddina • Milkaa’ina

🔹 Tokkummaan humna keenya
🔹 Guddinni kaayyoo keenya
🔹 Badhaadhinni bu’aa hojii keenya

🌟 Biyya keenya waliin haa ijaarru
🌟 Hojii, murannoo fi tokkummaan haa milkoofnu
🌟 Har’a murteessi — boru badhaadhi!

24/02/2026
የብልፅግና ፓርቲ ድሬዳዋ ቅርንጫፍ ፅ/ቤት ለ7ተኛው ሀገራዊ ምርጫ መወዳደሪያ የምርጫ ምልክትና ማኒፌስቶ ይፋ ማድረጊያ መርሀ-ግብር በማካሄድ ላይ ነው።  ‎ ‎"ኢትዮጵያን ወደ ተምሳሌት ሀገር...
17/02/2026

የብልፅግና ፓርቲ ድሬዳዋ ቅርንጫፍ ፅ/ቤት ለ7ተኛው ሀገራዊ ምርጫ መወዳደሪያ የምርጫ ምልክትና ማኒፌስቶ ይፋ ማድረጊያ መርሀ-ግብር በማካሄድ ላይ ነው።

‎"ኢትዮጵያን ወደ ተምሳሌት ሀገር" በሚል መሪ ሀሳብ የብልፅግና ፓርቲ ድሬዳዋ ቅርንጫፍ ፅ/ቤት ለ7ተኛው ሀገራዊ ምርጫ መወዳደሪያ የምርጫ ምልክትና ማኒፌስቶ ይፋ ማድረጊያ መርሀ-ግብር በማካሄድ ላይ ነው።

‎በመርሀ-ግብሩ ላይ የአስተዳደሩ የመንግስትና የፓርቲ ከፍተኛ አመራሮች እንዲሁም አባላት ታድመዋል።


Sagantaan ifoomsa maanifestoo fi mallattoo filannoo waliigalaa 7ffaa paartii Badhaadhinaa bulchinsa Dirree Dhawaatti Gaggeeyfam Dhawaatti Gaggeeyfamaa jira. saganticharratti Hoggantoonni Olaanoon bulchinsa Dirree Dhawaa ,miseensotaa fi Deeggartoonni paartichaa akkasumaas jiraattoonni bulchinsa Dirree Dhawaa argamanii jiran.


Xisbiga Barwaaqo Laantiisa Diridhaba ayaa si rasmi ah u bilaabay olole lagu soo bandhigayo astaanta doorashada iyo bayaannada xisbiga ee doorashada qaran ee 7aad.

‎Iyadoo Hal-kudhig Looqabtey "ITOOBIYA KUWAJAHAN QARAN TUSAALE AH" ayuu Xisbiga Barwaaqo Laantiisa Diridhaba bilaabay olole lagu soo bandhigayo astaanta doorashada iyo bayaannada xisbiga ee doorashada qaran ee 7aad.

Barnaamijka waxaa ka soo qayb galay madaxda sare Xisbiga iyo kuwa dowladda iyo xubno ka tirsan Xisbiga.


بدا حزب الازدهار فرع دري دوا تنفيذ خطة عمل لإعلان شعار الانتخابات والبيان الانتخابي للانتخابات الوطنية السابعة.

‎تحت شعار "إثيوبيا نحو دولة نموذجية"، يقوم حزب الازدهار فرع دري دوا بتنفيذ خطة عمل لإعلان شعار
الانتخابات والبيان الانتخابي للانتخابات الوطنية
السابعة.

‎شارك في تنفيذ برنامج كبار قادة الإدارة الحكومية والحزب بالإضافة إلى الأعضاء

17/02/2026
16/02/2026
16/02/2026

Ku Dadaala samaynta acmaasha Wanaagsan ee Bisha Ramadaan— Golaha Arrimaha Islaamka Dalka

Madaxweynaha Golaha Arrimaha Islaamka ee dalka, Sheekh Xaaji Ibraahim Tufa, ayaa sheegay in Muslimiinta looga baahan yahay inay bisha Ramadaan ay xoojiyan camalka wanaagsan ee joogtada ah.

Madaxweyne Tufaa ayaa xusay in Ramadaanku yahay xilli lagu muujiyo niyad wanaagsan iyo camal wanaagsan, isagoo tilmaamay in soonka uu ka mid yahay shanta tiir ee Islaamka, taas oo muujineysa muhiimadda diimeed ee bishan.

Waxaa la cadeeyay in bilowga soonka lagu go’aamiyo aragtida; haddii la arko Talaadada fiidnimo, soonku wuxuu bilaabanayaa Arbacada, haddii kale wuxuu bilaabanayaa Khamiista.

Madaxweyne Tufa ayaa sidoo kale Muslimiinta iskugu booriyaan inay isugu hambalyeeyaan bilowga soonka, iyagoo ku dadaalaya camal wanaagsan iyo cibaado joogto ah.

Bishan Ramadaan waa fursad muhiim ah oo lagu xoojinayo xiriirka Ilaahay, lagu nafaqeeyo ruuxda, lana sameeyo camal wanaagsan oo faa’iido u leh bulshada.

16/02/2026

Address

አሰሊሶ ክለስተር
Dire Dawa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aseliso Cluster Prosperity Inspection Ethics Commission posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share