X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur

X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur XAFIISKA DHALINYARADA IYO CIYAARAHA MMM. DHAGAXBUR

03/09/2026
28/08/2026
Waxaaa Bari Subaxa Magaalada Goday  Kuwajahan Kooxda Kubada Cagta Ee Milano Taso Ciyaar Saaxibtinimo LaSo Ciyaraysa Koox...
23/08/2026

Waxaaa Bari Subaxa Magaalada Goday Kuwajahan Kooxda Kubada Cagta Ee Milano Taso Ciyaar Saaxibtinimo LaSo Ciyaraysa Kooxda b4U Kana DhiSan Magaalada Goday.

Kaso Qaybgal Wacan I.A
18/08/2026

Kaso Qaybgal Wacan I.A

⚽Ciyaar SaaxiptininoKooxda 17Jirada Magaalada Dhagaxbuur Ayaa Maalinta Axada U Amba Bixi Doona Magaalada Jigjiga Kuwaso ...
15/08/2026

⚽Ciyaar Saaxiptinino

Kooxda 17Jirada Magaalada Dhagaxbuur Ayaa Maalinta Axada U Amba Bixi Doona Magaalada Jigjiga Kuwaso Kooxda Alraxma Kulan Kula Ciyaari Doona.

Labadan Kooxod Ayaa Kulan Xiiso Leh Ku Balansan Malinta Bari Ah Jigjiga Stadium

Waxa Maanta Barxada Wayn Ee Ugaas Maxamud Stadium Kuwada Ciyaraya Kooxaha Fc Karinka Taso So Dhawaynaysa Kooxda  Vs Fc H...
13/08/2026

Waxa Maanta Barxada Wayn Ee Ugaas Maxamud Stadium Kuwada Ciyaraya Kooxaha Fc Karinka Taso So Dhawaynaysa Kooxda Vs Fc Hosland Kana Socota MagaLada Jgjga.

Kooxda Kubada Cagta Fc Holac Oo Malmahan Ku Guda Jirtay Ciyaaro Sxptinimo Ayaa Waxay Natojoyin Ka Kentay Kulamadii Ay Is...
03/08/2026

Kooxda Kubada Cagta Fc Holac Oo Malmahan Ku Guda Jirtay Ciyaaro Sxptinimo Ayaa Waxay Natojoyin Ka Kentay Kulamadii Ay Is Wajaheen
Holac 4 Vs lion (Gabilay)
Holac 1 Vs italia1(jigjga(
Mantana Waxay Ku Wajahanyihin Magalada Qabribayax Kuwaso Kulan Galabta Kula Ciyari Doona Kooxdafreinds Love

Waxaa saaka safar Uga Amba baxday magaalaDa Dhagaxbur Kooxda Kubada Cagta Fc Holac Kuwaso Ciyar Sxptnimo Laso Ciyaaraysa...
01/08/2026

Waxaa saaka safar Uga Amba baxday magaalaDa Dhagaxbur Kooxda Kubada Cagta Fc Holac Kuwaso Ciyar Sxptnimo Laso Ciyaaraysa Kooxo Ka Dhisa Magaloyinka Jigjiga,Qabribayax,Iyo Gabilay

Address

Asella
001

Telephone

+251915059161

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to X/dhalinyarta iyo ciyaaraha m/m/dh/buur:

Share