Xisbiga Barwaaqo Laantisa Degmada Araarso. የ አራርሶ ብልድገና ፓረቲ ቅርንጫፈ

  • Home
  • Ethiopia
  • Ararso Areda
  • Xisbiga Barwaaqo Laantisa Degmada Araarso. የ አራርሶ ብልድገና ፓረቲ ቅርንጫፈ

Xisbiga Barwaaqo Laantisa Degmada Araarso.
የ አራርሶ ብልድገና ፓረቲ ቅርንጫፈ Xisbiga Barwaaqo Laanta ~Degmada ararso

Xisbiga barwaaqo la'aantiisa degmada araarso  waxay shacab weynaha mulimiinta  Calaamka ,Dalka, Deegaanka somalida , Gob...
26/05/2026

Xisbiga barwaaqo la'aantiisa degmada araarso waxay shacab weynaha mulimiinta Calaamka ,Dalka, Deegaanka somalida , Gobalka Jarar iyo Gaar ahaan muslimiinta Degmada Araarso ugu hanbalyeynaynaa munaasibada ciidul Adxa

26/05/2026

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa hambalyada munaasibadda Ciidul-Adxa 1447-ka Hijriyada la wadaagay shacabka deegaanka Soomaalida, guud ahaan shacabka Itoobiya, iyo dhammaan Muslimiinta caalamka.

Madaxweynuhu waxa uu bulshada ugu hambalyeeyay munaasibaddan barakaysan ee Ciidul-Adxa, isaga oo Alle uga baryay in uu ciidan ciideeda ku gaadhsiiyo bash-bash, barwaaqo, nabad iyo caafimaad. Sidoo kale, waxa uu shacabka ku boorriyay inay sii xoojiyaan isku duubnida, wadajirka bulshada, is-garab istaagga iyo garabsiinta dadka nugul.

Xirfadlayaasha Xafiiska Beeraha Degmada  Araarso oo ku qalabaysan adeega buufinta cayaanka ku dhasha Dalaga Beeraha . Ay...
26/05/2026

Xirfadlayaasha Xafiiska Beeraha Degmada Araarso oo ku qalabaysan adeega buufinta cayaanka ku dhasha Dalaga Beeraha .

Ayaa maanta adeega ka bilaabay ka Bilaabay Qabalaha Ubaxleh ......................................................................
Iyadoo laga jawaabayo Cabashooyinka ay soo Gudbinayaan Beeralaydu ee ku aadan Cayayaanka ayaa waxaa la Diyaariyay Xirfadlayaasha Beeraha oo ku gaashaaman Qalabkii buufinta iyo Dawooyinkii si loo badbaadiyo Wax-soosaarka islamarkaana la helo Wax-soosaar la ilaaliyey Tayadiisa iyo Faya Dhowrkiisaba.

Buufintan cayaayanku wax yeeleeya Dalaga Beeraha waa mid Ilaalinaysa Tayada iyo Tirada Wax-soosaarka Dalaga Beeraha.

xubnaha Xisbiga Barwaaqo ee hormuudka ka ah Shaqada xisbiga  2018 E.c
26/05/2026

xubnaha Xisbiga Barwaaqo ee hormuudka ka ah Shaqada xisbiga 2018 E.c

25/05/2026
በአማራ ክልል በሁሉም ዞኖች ከተሞች የብልጽግና ፓርቲ የምርጫ ቅስቀሳና ታላቅ ህዝባዊ የድጋፍ ሰልፍ እየተካሄደ ነው።‎ብልፅግናን ይምረጡ!‎ምልክታችን የስንዴ ነዶ ነው!  #ኢትዮጵያንወደተምሳሌ...
24/05/2026

በአማራ ክልል በሁሉም ዞኖች ከተሞች የብልጽግና ፓርቲ የምርጫ ቅስቀሳና ታላቅ ህዝባዊ የድጋፍ ሰልፍ እየተካሄደ ነው።

‎ብልፅግናን ይምረጡ!
‎ምልክታችን የስንዴ ነዶ ነው!

#ኢትዮጵያንወደተምሳሌትሀገር

Haa Muwaadin, adigaa iska leh awoodda go’aaminaysa mustaqbalkaaga, kan carruurtaada iyo kan dalkeenna ee bari.‎‎24-ka Bi...
23/05/2026

Haa Muwaadin, adigaa iska leh awoodda go’aaminaysa mustaqbalkaaga, kan carruurtaada iyo kan dalkeenna ee bari.

‎24-ka Bisha Miicaad/Ginbood waa maalinta codbixinta Doorashada 7-aad ee Qaranka.

‎Maalintani ma aha oo keliya maalin doorasho, Waa maalin lagu go’aaminayo; Xasiloonida dalka, Mustaqbalka jiilka soo koraya, Midnimada iyo dimuqraadiyadda, Karaamada iyo sumcadda dalkeenna

‎Doorashadu waa nidaamka keliya ee dalka ka ilaaliya firaaq dastuuri ah, xoojiya dimuqraadiyadda, una horseeda xasillooni siyaasadeed, mid bulsho iyo horumar waara.

‎Muwaadin; Codkaagu waa awood, Codkaagu waa masuuliyad, Codkaagu waa rajada berri, sidaa daraadeed Ka qaybgal doorashada, Codkaaga dhiibo.

Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Somalida
‎Wixii macluumaad dheeraad ah, booqo
‎👇
https://linktr.ee/Warfaafinta

Musharixiinta u sharaxan Xisbiga Barwaaqo ee Degmada Araarso Doorashada 7aad ee 2018-ka.Bulshooy Balanteenu Waa Xisbiga ...
22/05/2026

Musharixiinta u sharaxan Xisbiga Barwaaqo ee Degmada Araarso Doorashada 7aad ee 2018-ka.

Bulshooy Balanteenu Waa Xisbiga Barwaaqo
Kudooro Xisbiga Barwaaqo
➡️Hormar
➡️Nabadgalyo
➡️Cadaalad
➡️Sinaan

22/05/2026

Waxaa xadhigga laga jaray mashruuca jidka 30-ka ee magaalada Jigjiga, kaasi oo ay ku baxday In ka badan 672 milyan oo Birr.

Jidkan ayaa ah jid muhiim u ah bulshada caasimada iyo kobaca dhaqaalaha, dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha ayaa 5tii sane ee udanbey xooga lasaaray iyadoo dal ahaan ladhisay 1,008,500Km halmilyan,sideen kun iyo shan boqol kilometer oo jidad ah.

MUWADIN DOORO XISBIGA BARWAQO WAA FURAHA HORMARKAAGA
22/05/2026

MUWADIN DOORO XISBIGA BARWAQO WAA FURAHA HORMARKAAGA

Address

Araarso
Ararso Areda
ARARSOBRANCHOFPROSPERITYPARTY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Barwaaqo Laantisa Degmada Araarso. የ አራርሶ ብልድገና ፓረቲ ቅርንጫፈ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xisbiga Barwaaqo Laantisa Degmada Araarso. የ አራርሶ ብልድገና ፓረቲ ቅርንጫፈ:

Share