23/05/2026
halkan waadugsiga hoose dhex ee sayid maxamed cabdile.xassan ee dagmada IMAYBARI gobalka shabeele kaas ooy kasocoto shqo fiican oo iskuulka bilicdiisa wax lagaga qaban hayo waan dugsiga ay kasoobaxeey dhaman hogaaminta dagmada IMAYBARI oo oogu horeeyo gudoomiye dagmada madaxa waxbarashada dagmada hogaaminta qaybaheeda kaladuwan iyo dhamaan shaqaalaha dagmada IMAYBARI kaas oo udub dhaxaad u aha bulshada dagmada waxaana sanad walba kasoobaxa boqolaal arday ah oo ugudubta dugsiyada sarewaxa uuna uqalmaa Intan iyo inkabadanba