Xafiiska xisbiga barwaaqo deg.mustaxil

Xafiiska xisbiga barwaaqo deg.mustaxil In case of productivity resourve of the page and lack of supporters

Waxaan ka soo laabtay kormeer aan ku tagay 3da Gobol ee Koonfureed ee Deegaanka Soomaalidda ee fataahadda wabiyaddu saam...
08/11/2023

Waxaan ka soo laabtay kormeer aan ku tagay 3da Gobol ee Koonfureed ee Deegaanka Soomaalidda ee fataahadda wabiyaddu saameeyeen: Liibaan, Afdheer, iyo Shabeele. Xukuumadda iyo hay’adaha ay khuseeyso ee Dawladda Fadaraalku waxay ilaa hadda qabteen hawlo badan oo lagu samatabixiyay dadkii halista ugu badan ku jiray. Waxaa socda gurmadka dhanka raashinka, daawooyinka, iyo agabka iyo gogosha kala duwan ee ay u baahan yihiin dadka ka barakacay guryahooda.

Waxaa iyana ilaa maanta hawlgalay kooxo isku dhaf ah oo ka shaqayn doona sidii loo dayactiri lahaa jidadka go’ay. Waxaa kale oo hawlgal bilaabi doonaa diyaaradaha qumaatiga u kaca oo ka qayb-qaadan doona daad-gureeynta dadka meelaha miyiga ah ku go’dooma, islamarkaana wixii degdeg ah ee loo baahan yahay gaadhsiin doona meelaha looga baahdo.

Waxaa horey xarumo cayiman sida Godey oo kale lagu sii diyaariyay raashin iyo agabka guryaha. Waxaa magaalooyinka Dollo-Ado, Jarati, iyo Qalaafo ku sugan guddiyo heer deegaan ah oo ka jawaabaya baahiyaha degdega ah ee shacabka. Mustaqbalka xal-waara waxaa noqon doona in dib loo eego qaabka dadku u dagan yahay wabiyadda dushooda iyo in la sameeyo dad leexin meelaha dadku ku badan yihiin.

Waxaan u mahadnaqayaa dhamaan shacabka ka qayb-qaatay taakuleeynta iyo martigalinta walaalahooda daadashu barakiciyeen. Waxaa kale oo aan aad ugu mahadnaqayaa Ciidanka Booliska Deegaanka iyo Ciidanka Qaranka oo kaalin wayn ka qaatay badbaadinta dadka saacadihii ugu horeeyay ee dhibaatadu dhacday, ilaa iyo hadana ku guda-jira hawlaha samatabixinta dadka fatahaaduhu saameeyeen.

W/Q: Mustafa Omar

07/11/2023
09/01/2023

"Hadaan waynay mustaxiil oo ugu nadiifsan afrika waxan ka shaqeyn karnaa mustaxiil oo ugu nadiif iyo bilic wanaagsan deegaanka soomaalida"

02/09/2022
22/08/2022

"Sucuudiga intaad tagtaan hadaad suuliyada nadiifisaan,halkana waa inaad nadifisan.Waa inaan shaqada la yasin.Waa arrimaha inoo diidaya inaan horumar samayno"; waxaa siddaas yidhi Abiye Ahmed oo wax laga waydiiyay shaqo la'aanta xili uu kulan la qaadanayay dhalinyarada dalka.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

22/08/2022
Madaxweyne Mustafa Muxumed afar sano ayaa caawa u buuxsantay.Madaxweyne Mustafa Omer hadaan nahay reer ka hawiye ugu bad...
22/08/2022

Madaxweyne Mustafa Muxumed afar sano ayaa caawa u buuxsantay.

Madaxweyne Mustafa Omer hadaan nahay reer ka hawiye ugu badan deegaanka uguna deegaan badan inaanu wax Cadaalad ka helin dowladda uu hogaamiyo.
laga bilaabo gobolada aan degenahay illaa Golihiisa wasiir illaa xildhibaanada deegaanka illaa Xafiiskiisa 'wasiir dowle - agaasime -

Bal Dowladdii asaga ka horeesay aynu ku lahayn wasiiro buuxa balse Mustafa inooga badal wasiir kuxigeen Wasaarad Aan macno lahayn

Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisu Aden Farah inta jeer ee odayaasha beesha jidle ay u tageen xisaab malahan oo ay kala hadleen beeshaani inay degentahya deegaano baacad leh Wayn.
Sido kale madaxwayne mustafe Xafiiskiisa waxaa. Kusoo Booqday jaaliyadda beesha jidle ee Nairobi iskugu jiro siyaasiin iyo ganacsada wuxuuna ka Ballan qaaday inuu xuquuqdii beesh ku lahayd deegaanka siin doono illaa caawa oo 4sano laga joogo wax Ballan oofis ah ma uusan sameenin.

Qoraalkaan waxaan tag ku leenahay Barta socialka uu ku leeyahay Madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa iyo warfaafintiisa Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Somalida

Madaxwayne Waxaan ku leenahay beesha jidle wali waxay ka sugeysaa cadaalad inaad sameeso mataaladii ay ku lahayd deegaanka usoo. Celliso

Fadlan share inoo dhaha

Tutorial class for grade-12th
21/08/2022

Tutorial class for grade-12th

Waxaa maanta oo ay taariikhda tahay 28/10/2014T.I inoo bilaabmay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad D/HDhexe ee D/...
05/07/2022

Waxaa maanta oo ay taariikhda tahay 28/10/2014T.I inoo bilaabmay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad D/HDhexe ee D/mustaxiil guul allaha inoogu dhameeyo
✍️ xubin P.P

03/07/2022

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska xisbiga barwaaqo deg.mustaxil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share