Dugsiga h/dhexe ee sayid cali ee m/m/dh/buur

Dugsiga h/dhexe ee sayid cali ee m/m/dh/buur As

08/02/2026
waxaa maalintii shalay ahayd noo qabsoontay xaflada lagu abaalmarinayay ardayda kaalmaha gashay teeramka iyo barayaashii...
08/02/2026

waxaa maalintii shalay ahayd noo qabsoontay xaflada lagu abaalmarinayay ardayda kaalmaha gashay teeramka iyo barayaashii hormuudka ahaa sidoo kale

sudoo kale wuxuu dugsigu abaalmariyay waalidiintii sida fiican ulashaqaysay teeramka 1aad iyo ardaydii akhlaaqda iyo anshaxa wanaagsanay

sidaa darteed dhiirigalinta ardaydu waxay qayb katahay kor uqaadida tayada ardayga

Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali qaxaa manta kaqabsoomay xafladada xidhitaanka ee sanad dugsiyeedka 2017EC taasoo lagu ...
05/07/2025

Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali qaxaa manta kaqabsoomay xafladada xidhitaanka ee sanad dugsiyeedka 2017EC taasoo lagu abaalmarinayay ardadii kaalmaha gashay iyo barayaashii hormuudka ahaa

04/07/2025

Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali waxaa dhici doonta xaflada xidhitaanka dugsiga
Taas oo ardayda kaalmaha galay lagu
Gudoonsiin doono abaalmarino
Sidaa darteed waxaan idin lasocodsiinaynaa in cidwalba oo ay khusayso inay kasoo qaybgalaan maalinta bari ee sabtida

Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali ee m/m/dhagaxbur waxaa kaqabsoomay xaflada sagootinta ardayda fasalka 6aad oo sugaya i...
26/05/2025

Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali ee m/m/dhagaxbur waxaa kaqabsoomay xaflada sagootinta ardayda fasalka 6aad oo sugaya imtixaanka shahaadiga xafladaas oo kusoo dhamaatay jawi wanaagsan

Waxay masuuliyiinta dugsiga iyo macalimiinta kugoodoonsiiyeen hadiyado
Sidaa darteed ardayda waxaan urajaynaynaa inay imtixaanka kuguulaystaan insha allh

Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali ee m/m/dh/buur ardada fasalka 8aad oo ufadhiisatay imtixaanka modelka saaka oo isniina
26/06/2023

Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali ee m/m/dh/buur ardada fasalka 8aad oo ufadhiisatay imtixaanka modelka saaka oo isniina

Mataanaynta dugsiyadu waxay kor uqaadaa tayada ardayda ee dhanka waxbarashada  is dhexgalka  khibrad wadaaga iyo sidooka...
12/05/2023

Mataanaynta dugsiyadu waxay kor uqaadaa tayada ardayda ee dhanka waxbarashada is dhexgalka khibrad wadaaga iyo sidookale inay ardaydu noqdaan kuwo fikrado iswaydaarsada iyasa oo taa laga duulayo waxaan mataanaynay dugsiya
Dugsiga sayid cali iyo dugsiga garaad makhtaldaahir kaas oo sameeynaya talaabooyin kor loogu qaadayo kor uqaadista tayda waxbarasho iyo sidookale laxisaabtanka ardayga

Waxaa maantay si habsamiya noogu biaabmay imtixaanka Teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2015e.c ee dugsiga sayid cali  e...
23/01/2023

Waxaa maantay si habsamiya noogu biaabmay imtixaanka Teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2015e.c ee dugsiga sayid cali ee m/m/dh/bour

23/01/2023

Wa

Address

Addis Ababa

Telephone

+251915113693

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga h/dhexe ee sayid cali ee m/m/dh/buur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category