MIA.xalane

MIA.xalane Dhiiragalin dhalinta

Aamuska Aad Aamusto kolka Dhibaato laguu Geysto waxeey tilmaamtaa xikmad Aamuska Aad Aamusto kolka aad Baahantahay >waxe...
31/05/2026

Aamuska Aad Aamusto kolka Dhibaato laguu Geysto waxeey tilmaamtaa xikmad

Aamuska Aad Aamusto kolka aad Baahantahay >waxeey Tilmaamtaa cizada Naftaada.

Aamuska Aad Aamusto kolka lagugu jees jeesana >waxeey Tilmaamtaa sareyn.

Kann aad aamusantahay xiliga aad careysantahy >waxeey tilmaamtaa inaad nafta ka adagtahay

18/04/2026

Xaasid maliibaano

15/04/2026

Somalida lugahoodi yaryar orod lagu gaari waayay

15/04/2026

Wax ka dhaha ?

01/04/2026

Hadalkiis masaxbaa ?

29/03/2026

>Anigu waxaan kuu ahay waxaad ii tahay .
>Waxaana kuu taganahay Halkaa ii Taagantahay .
>Waxaana kuu noqonaayaa waxaad iga dhigato .
> Hadaad i ixtiraami wayso kuma indhabeelaayi.

Somali baa laga helaa ii dhimo aan kuu dhargee

Adresse

Schweinfurt
97762

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von MIA.xalane erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen