Xisbiga Kaah laanta Belgium

Xisbiga Kaah laanta Belgium Kaah Alliance for equity and development,political party in Somaliland

27/05/2026

Gudoomiye Maxamud Xaashi
Iyo Gudoomiye ku xigeen Cabdulahi dheere,oo shacabkooda la ciiday.

Ciid Mubaarik  كل عام وانتم بألف خير Waxa aan hanbalyo la wadaagayaa dhamaan bulshada Islaamka si guud, si gaar ahna bul...
26/05/2026

Ciid Mubaarik كل عام وانتم بألف خير

Waxa aan hanbalyo la wadaagayaa dhamaan bulshada Islaamka si guud, si gaar ahna bulshadayda qiimaha leh ee JSL munaasibadda Ciiddul Adxaa awgeed.

Waxa aan Ilaahay innooga baryeyaa in uu acmaasha wanaagsan iyo soonka ba innaga aqbalo. Sidoo kale, waxaan ku dardaarayaa bulshadayda qiimaha badan inay iska war hayaan, isu naxariistaan islamarkaana isla qaybsadaan farxadda iyo raynreynta munaasibaddan.

Aamiin. Aamiin

Guddoomiyaha Xisbiga KAAH
Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi..

13/05/2026

Xafiiska Guud ee Gobolka Gebilay,xisbiga ku yeelan doono oo saaka xadhiga laga jaray.

20/04/2026

Maanta iyo soo dhoweynta Masuuliyiinta xisbiga KAAH ee gobolka .

14/04/2026

Shaqaaa socota.

Mahadsananidiin waad soo shaqayseen.
12/04/2026

Mahadsananidiin waad soo shaqayseen.

12/04/2026

KAAH urur ayuu usoo gudbay,hadana Xisbi qaran buu usoo Gudbay,hadaba si uu ugu gudbo xisbi xaakim,waxaa muhiima in tayada iyo tirada xisbigaba wax laga bedelo.

Ragii iyo hablihii h**e usoo ciidamiyey way ,mahadsan yihiin.

28/03/2026
28/03/2026

Kulanka Hogaanka Xisbiga KAAH iyo wufuud ka socota xisbiga the Liberal Party of Norway.

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 & 𝐒𝐨𝐨-𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐗𝐢𝐬𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐀𝐀𝐇 𝐥𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐥𝐠𝐢𝐮𝐦 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐮 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢...
15/02/2026

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 & 𝐒𝐨𝐨-𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧

𝐗𝐢𝐬𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐀𝐀𝐇 𝐥𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐥𝐠𝐢𝐮𝐦 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐮 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞-𝐤𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐥𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐥𝐠𝐢𝐮𝐦.

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐮𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐲𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐤𝐮 𝐚𝐬𝐭𝐮𝐫𝐨 𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐥𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐤𝐮 𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐲, 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐲𝐝𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐫𝐚𝐣𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐟𝐢𝐫𝐟𝐢𝐫𝐜𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐢𝐦𝐢𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐀𝐀𝐇.

𝐒𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞, 𝐥𝐚𝐚𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐢 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐚𝐤𝐞 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐞𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐎𝐝𝐚𝐲, 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐡𝐮𝐟𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐥𝐞𝐡 𝐮 𝐠𝐮𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚𝐣𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐝𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐮𝐮 𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐲𝐚𝐲.

𝐒𝐮𝐧𝐧aha-𝐱𝐢𝐥ku 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐞𝐞𝐫𝐭𝐨 — 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞, 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲.

𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡.

𝐗𝐢𝐬𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐀𝐀𝐇 – 𝐋𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐥𝐠𝐢𝐮𝐦.

Adres

Ghent
9000

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Xisbiga Kaah laanta Belgium nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen